Barashada quraanka ee dadka waawayn iyo caruurta hab online ah
Dooro maalmaha iyo waqtiga kugu haboon adigoo goobtaada ama gurigaaga jooga oo ku baro online.
- Higaada ama akhriska Quraanka
- Barashada Quraanka oo tajweed ah
- Tarbiyada Islaamka
Luqadaha waxbarashada

Ma la kulantaa caqabadahan?
Walwal kaa haysta barashada diinta
Ma tahay waalid ka fikiraya naftiisa iyo ubadkiisu in ay bartaan quraanka iyo diinta?
Waqti la'aan iyo mashquul
Caqabad makaa haysataa dhanka mashquulka shaqada ee badan ama masjidka iyo goobta waxbarashada oo kaa fog?
Akhriska iyo kicinta quraanka oo adag
Ma ku dhibantahay adiga iyo ubadkaaguba kicinta iyo akhrinta kitaabka quraanka?
Manhaj iyo macalin bilaa tayo ah
Ma raadinaysay Manhaj iyo waxbarasho tayo sare leh iyo macalimiin khibrad leh oo lasoo xulay?
Tarbiyada iyo fahamka quraanka oo hooseeya
Ma jeceshahay in adiga iyo ubadkaaguba heshaan barashada asaaska diinta iyo tarbiyada sidoo kale fahanka Quraanka?
Caqabad jadwalka iyo waqtiga ah
Ma raadinaysay dugsi aad ka helayso maalmaha iyo saacadaha aad rabtid inaad dhigato iyo wakhti kugu filan?
Taasi waa sababta Qudus Online u bixiyo waxbarasho nidaamsan oo leh tayo sare, macalimiin khibrad leh, iyo manhaj waxbarasho oo ku salaysan natiijo.
Maxaa lagu bartaa Qudus online ?
Eeg Dhammaan
Barashada quraanka iyo xifdigiisa
Barashada quraanka ee dadka waawayn iyo caruurta hab online ah.
Maxaad ku Dooranaysaa Qudus Online?
Fasallo one-to-one
Qoyskii ama ardaygii waxa si gaar ah ugu dhigaya hal macalin.
Jadwal kugu haboon
Waxa aad dooranaysaa waqtiga iyo maalmaha kugu haboon.
Warbixinta ardayga
Waxa la siinayaa ardayga warbixin joogto ah oo sheegaysa horumarkiisa.
Meelkasta iyo alaadkasta
Meelkasta oo aad joogto waad ka dhigan kartaa adigoo isticmaalaya computer, tablet ama mobile.
Macalimiin khibrad leh
Waa macalimiin isugu jira rag iyo dumar oo leh aqoon iyo khibrad sare oo la soo xulay.
Luqadu caqabad maaha
Ardayga aan Af-Soomaaliga si fiican u aqoon waxa wax loogu dhigaya luqadaha uu fahmayo.
Manhaj tayo leh
Manhajka dugsigu waa mid tayo leh oo loogu talo galay dadka waawayn iyo carruurta ee qurbaha jooga.
Shahaadada
Ardaygu waxa uu heli doonaa shahaado marka uu dhameeyo koorso ama program.
Sideen u bilaabaa?
Isdiwaangali
Buuxi formka isdiwaangalinta
Qiimaynta ardayga
Xaqiijin heerka waxbarashada
Bilawga fasalka
Bilawga waxbarashada (1 to 1)
Feega Waxbarashada
Fasalka Waqtiga Furan
bishii
Fasalka Waqtiga Xaddidan
eeg liiska
Su'aalaha Inta Badan La Isweydiiyo (FAQ)
Sideen isku diwaangaliyaa ama dugsiga u bilaabaa?
Fasalku ma groupa mise waa hal arday iyo hal macalin?
Sidee ayaan ula socon kara horumarka iyo warbixinta ardayga?
Waqti intee leeg ayaa halkii arday lasiiyaa?
Qaybta Waqtiga Furan: Macalinka ayaa wacaya ardayga wakhtiga ku qoran jadwalkiisa. Casharku wuu sii soconayaa ilaa uu ardaygu dhammaysto hawlaha maalinta loo qorsheeyay, taas oo ku xiran fahamkiisa. Mararka qaar wakhtigu wuu dheeraan karaa, marna wuu gaabnaan karaa.
Qaybta Waqtiga Xaddidan: Haddii ardaygu ama waalidku doortaan qaybtan, ardaygu wuxuu helayaa oo keliya wakhtiga loogu talo galay oo ah kolba inta u doorto sida 30 daqiiqo, saacad ama saacad iyo badh, ama ka badan.
Alhamdulillah Natiijo ka timid ardayda
Yasmin Ahmad
UK
"
Sacdia Nuux
Canada
"
Kawsar ismaciil
USA
"
Jaamac xiiray “baqdaadi”
Ireland
"
Diyaar ma u tahay in aad bilawdo maanta?
Ku soo biir oo bilaw maanta safarkaaga waxbarasho ama ka qoyska iyo caruurtaada