Qudus Online Logo
Luqadda / Lang
Isdiiwaangali
Bogga Hore Duruusta Barashada Tarbiyada Dadka Waaweyn
Dadka Waaweyn

Manhajka Tarbiyada Dadka Waaweyn

Afartan kooras ama manhajkan ka kooban afarta marxaladood waxa loogu talo galay ardayda waawayn.

Mawduucyada Manhajka

Si looga dhiso asaasiyaadka diinta sida caqiidada, fiqiga iyo cibadooyinka, xadiiska, siirada iyo ducooyinka iyo adaabta, manhajkan waxaa loo qaybiyay afar marxaladood oo isku xidhan si aad u hesho faham dhamaystiran.

Heerarka Waxbarashada

Marxaladaha Manhajka

1

Barashada asaasiyaadka ee diinta - Heerka 1

2

Barashada asaasiyaadka ee diinta - Heerka 2

3

Barashada asaasiyaadka ee diinta - Heerka 3

4

Dhamaystirka Barashada asaasiyaadka diinta - Heerka 4

Dib u Xooji Aqoontaada Diinta

Marnaba haka daalin in aad barato diintaada. Ku biir barnaamijka dadka waaweyn barashada asaasiyaadka diinta

BILAW MAANTA