Qudus Online Logo
Luqadda / Lang
Isdiiwaangali
Bogga Hore Duruusta Barashada Tarbiyada Quraanka Caruurta
Qaybta Caruurta (Da'da ka yar 17)

Manhajka Tarbiyada Caruurta

Manhajkan Tarbiyada Caruurta waxaa loogu talagalay inuu bixiyo barashada diinta Islaamka oo ah heerar kala duwan, iyadoo la marayo marxalado kala duwan oo koritaan iyo barbaarinta diimeed ah.

Mawduucyada Manhajka

Laga bilaabo "Barbaarinta 1" ilaa "Gunaanadka Heerka 8", manhajku wuxuu daboolayaa mowduucyo kala duwan sida aasaaska diinta, Siirada Nabiga, barashada Xadiiska iyo Sunnaha, fiqiga Islaamka sida barashada salaadda iyo cibaadooyinka kala duwan, iyo akhlaaqda, adaabta wanaagsan. Waxay siinayaan ardayda aasaas adag oo diinta Islaamka ah.

Heerarka Waxbarashada

Marxaladaha Manhajka

1

Manhajka Tarbiyada Caruurta ee Barbaarinta 1

2

Manhajka Tarbiyada Caruurta ee Barbaarinta 2

3

Manhajka Tarbiyada Caruurta ee Heerka 1

4

Manhajka Tarbiyada Caruurta ee Heerka 2

5

Manhajka Tarbiyada Caruurta ee Heerka 3

6

Manhajka Tarbiyada Caruurta ee Heerka 4

7

Manhajka Tarbiyada Caruurta ee Heerka 5

8

Manhajka Tarbiyada Caruurta ee Gunaanadka Heerka 8

U Diyaari Ubadkaaga Aasaas Adag

Ku xidhow diintaada adiga iyo qoyskaaguba idinkoo jooga qurbaha. Isdiiwaangeli oo dooro xilliga kugu habboon.

BILAW MAANTA